|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Cabdilahi Abokor Oo Kulan La Qaatay Gudida Hawlaha Guud Ee Golaha Wakiilada.
April 9, 2022 - Written by Editor:Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryayta Oo Wax Laga Waydiiyay Arimaha Suuqa Waaheen Iyo Jawaabta Uu Siiyay Xisbiga Wadani.HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta Somaliland Cabdilahaahi Abokor oo maanta hortagay Gudi hoosaadka hawlaha guud ee golaha wakiilada kuwaasi oo ahaa kulan ay iska xogwaraysteen arimo badan, sidoo kale wasiirka hawlaha guud iyo guryayayta oo su,aalo warbaahintu ka waydiisa dib udhista suuqa waaheen iyo cida leh masuuliyadeeda Dhanka kale Wasiir cabdilaahi abokor ayaa jawaabo ka bixiyay eedo uga yimid xisbiga wadani. Related posts:Daawo:" Saldhiga Berbera Si Qaawan Baanu Uga Hadleynaa , Waana Hadimo Qarankan U Soo Hoyatey ".. Siy... Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Dhambaal Tacsi ah Udiray Qoyskii Iyo Shacabka Reer Somali... War Deg Deg Ah; Xubnihii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Kaga Jiray Beesha Abokor Ciise Oo Iscasilay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|