|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah; Isuduwihii Gudida Qandaraasyada Qaranka Ee Gobolka Sool Oo Goordhawayd Lagu Dilay Magaalada Laascanood.
April 19, 2022 - Written by Editor:WAR DEG DEG AH: Alle ha unaxariistee waxaa goordhawayd dablay hubaysan oo aan la aqoonsan ku dishay Magaaladda Laascanood, Isu-duwihii Qandaraasyada Qaranka Maxamed Cabdilaahi Faarax (Jeeri). Dilka Marxuuumka waxaa warbaahinta Dawlada u xaqiijiyay Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdikariin Aadan X. Diiriye oo tacsi u diray qoyskii iyo qaraabadii uu kabaxay marxuumku, in uu samir iyo imaan Alle ka siiyo. XIGASHO; Liibaan Qaran COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|