|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Magaalada Nayroobi Kulan Kula Qaatay Beesha Caalamka Iyo Ujeedada Kulankooda,
April 12, 2022 - Written by Editor:NAIROBI(W,N)-Wafti uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibada Somaliland oo safar ku jooga dalka Kenya ayaa kulan la qaatay qaramada midoobay. Midowg yurub iyo haayado caalami ah
Wefti Wasiiro ah oo uu Hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Ciise Kayd oo ay weheliyaan Madaxda Xafiiska Somaliland ee Dalka Kenya ayaa kulan la qaatay Deeq bixiyaasha iyo Saaxiibada Somaliland ee Caalamka. Kulanka waxa lagaga arrinsaday doorka ay Saaxiibada Caalamka ee Somaliland ka qaadan karaan kasoo kabashada masiibadii Dabka ee Suuqa Waaheen. 1
Related posts:Gudoomiyaha Gudida Ruqsad Bixinta Iyo Anshax Marinta Qareenada Somaliland Oo Loo Doortay Garyaqaan C... Masuul Xisbiga Wadani Katirsan Oo Karbaashay Sheekh Saleebaanka Kulmiye Soona Bandhigay Falal Musuq ... DAAWO; Mareeyaha Haayada Wadooyinka Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Jidka Isku Xidha Gabiley Iyo Waja... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|