|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasiyiinta Urur Siyaasadeedka Miisaanka Oo Hadlay Gubashadii Suuqa Waaheen, Fashilka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Damaca Somaliya!
April 10, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiinta iyo haldoorka urur siyaasadeed miisaanka oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay gubashadii suuqa waaheen, muranka ka taagan cida leh masuuliyada dib udhiska suuqa waaheen, fashilka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta. Sidoo kale siyaasiyiinta urur siyaasadeed miisaan ayaa fashiliyay qorshaha maamulka somaliya ee ka faamiidaysiga masiibadii ka dhacday suuqa waaheen iyo qorshe xumada xukuumada Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/GNOpd3WmErc Related posts:Daawo:Prof.Axmed Ismacil Samater Oo Booqasho Maanta Ku Tagay Magaalada Gabilay Kormeerayna Goobo Wax... DAAWO; Maamulka Wajaale Iyo Gudoomiyaha Ganacsada Degmada Wajale Oo Maanta Si Rasmiya U Tijaabiyay G... Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay+ Xukumadda Oo Ka Muquuratay Soo Dhaw... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|