|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkada Gaafane Oo Siwayn Uga Dhex Muuqatay Qaadhaan Ururintii Suuqa Waaheen Iyo Qadarka Lacagta Ay Bixisay.
April 9, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Shirkada gaafane group oo kamid ah shirkadaha waawayn ee dalka ayaa siwayn uga dhex muuqatay qaadhaan ururtii habeenkii xalay qasriga madaxtooyada loogu sameeyay dadkii ku caydhoobay suuqa waaheen. Maamulka guud ee shirkada gaafane group xamse Xasan cali ayaa goobta ku bixiyay 60000kun oo dollar oo shirkadu kaga qayb qaadanayso gurmada suuqa waaheen Dhanka kale gudida dhaqaale ururinta suuqa waaheen ayaa shirkada gaafane uga mahad celiyay sida qiimaha leh ee ay usoo ajiibtay yeedhmadoodii iyo lacagtii oo ay goob joog ku bixiyeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Daraasad Daboolka Ka Qaaday In Uu Fashilmay Qorshihii Biyo Balaadhinta... Taliska Ciidanka Booliska Somaliland oo Faah-faahin Ka Bixiyay Gaadhi Ay Lahayd Shirkada Oomaar oo K... DAAWO;-Dadka Barakacayaasha Ah Ee Ku Nool Duleedka Magaaladda Burco Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Ba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|