|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirka Sedex Biloodlaha Ee Maamulka Daadajinta Waxbarashada Oo Laga Daahfuray Magaalada Gabiley.
April 9, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo maayarka magaalada gabiley ayaa maanta magaalada gabiley ka daahfuray shirka sedex biloodka maamul daadajinta waxbarashada ee gobolka gabiley. Shirkan oo socondoona sedex cisho ismarkaana lagu gorfaynayay maamul daadajinta GPLG ee waxbarashada ayaa waxaa kazoo qaybgalay masuuliyiinta laamaha dawlada ee ay khusayso hawlaha lagaga hadlayay shirkan, Maayarka magaalada gabiley ayaa ka warbixiyay dadaalada horumireen ee laga sameeyay dhinaca waxbarashada iyo caafimaadka ee gobolka gabiley. Sidoo kale badhasaabka gobolka gabiley ayaa isagu furay shirkan isagoo ka hadlay ujeedada shirkan lagaga hadlayo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Ciidamada Booliska Somaliland Oo Caawa Hor-Istaagay Qabsoomida Bandhig Faneed Ay Qaban lahayd Fanaan... “Dalkani Waynu Ognahay Halganka Loo Soo Maray, Hargaysana In Cid Loogu Dhex Cago Jugleeyo, Layguna D... DAAWO' Jilayaasha Sooraan Iyo Jawaan Oo Soo Saaray Riwaayad Cusub Oo Xiiso leh , Qosol iyo farsha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|