|
|||||
WAJAALE NEWS
Sheekh Aadan Madoobe Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka Somaliya.
April 27, 2022 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Xillibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sh, Aadan Madoobe) ayaa ku guuleystay kursiga Guddoomiyaha golaha shacabka dawlada fadaraalka ah ee somaliya. Doorashada golaha oo caawa ka dhacday Xarunta Afisyooni ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa wareegga ugu dambeeyay ku tartamay Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Xasan Cabdi Nuur. Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada oo loo kala helay sidaan. Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe 163. Xasan Cabdinuur oo helay 89 Related posts:DAAWO; Cali Qoryoolay Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay In Dhul Dad Shacab Ah Xoog Lagaga Qaadayo Laga D... Xildhibaano Katirsan Golaha Deeganka Berbera Oo Si Adag Uga Horyimid Dad Shacab Ah Oo Maayar Cidin B... Daawo:Arday Tiradoodu Dhantahay 98 Oo Ka Qalinjabiyay Jamacada Hargeisa (University of Hargeisa) + D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|