Masuuliyiinta Tvyada Madaxbanaan Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Sedex Wariye Oo Ku Xidhan Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Tvyada Madaxbanaan Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Sedex Wariye Oo Ku Xidhan Magaalada Hargaysa.
April 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Mulkiilayaasha iyo wakiilada televisionada madaxbanaan ee ka hawlgala somaliland ayaa ka hadlay xadhiga sedex wariye oo mudo labada todobaad ah ku xidhan magaalada hargaysa kuwaasi oo ay xadhigooda walaac xoogan ka muujiyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS