|
|||||
WAJAALE NEWS
“Marna Odhan Maayo Berbera Way Sed-Bursatay Balse Waxaan Leeyahay Degmooyinka kale Wixii…”Xil. Qaasim.
April 11, 2022 - Written by Editor:Hargeysa(W,N)-Xildhibaan Qaasim Saleebaan oo ka tirsan mudaneyaasha golaha wakiillada Somaliland ee laga soo doorto gobolka Sool ayaa yidhi “BERBERA & XEERARKA MURANKA DHALIYEY: Xildhibaanimadda Waxaan ku Metelaa 6-da Gobol & Dhamaan Degmooyinka S/land oo Berbera ka Midka tahay; Marna Ma Dhacayso in Degmo, Laba ama Sadex si Gooni ah Indhahayagu u Qabtaan. Shaki kuma jiro in Berbera tahay Hooyadda Somaliland; Hooyana waa tii Mar walba Xurmo Mudan. Marna Odhan maayo Berbera way Sed-Bursatay Balse Waxaan leeyahay Degmooyinka kale Wixii ka Maqan Aynu la Doono. Igaba Dhan” Related posts:Marwo Khadra Xaaji Gaydh Oo Noqotay Haweenaydii Ugu Horaysay Ee Jsl Loo Magacaabo Agaasime Guud I... Dowladda Jabuuti Oo Daah-furtay Xadhkaha Isgaadhsiinta Badda la Mariyo Oo Berbera Ay keenayso Iyo Sh... Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Qaabiley Wafti Culimo Ah Oo Uu Horkacayo Sheikh Cabdirashiid Sh, Cali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|