Maayarka Caasimada Oo Soo Saaray Awaamiir Cusub Oo La Xidhiidha Suuqa Waaheen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Oo Soo Saaray Awaamiir Cusub Oo La Xidhiidha Suuqa Waaheen
April 12, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa war cusub kasoo saaray suuqa waaheen iyo qaybihii xidhnaa ee suuqa

Sidoo kale maayarka mooge ayaa shaaciyay in ay la furay qaybo kamid a suuqa waaheen oo hore uxidhnaa iyo awaamiirta lagu xidhay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS