|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Magaalada Wajaale Kusoo Dhaweeyay Waftiga Socda DDS Itoobiya.
April 18, 2022 - Written by Editor:WAJAALE(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley. gudoomiyaha haayada kuwaalati cantrolka iyo maamulka degmada tog Wajaale ayaa magaalada xuduudka wajaale kusoo dhaweeyay waftiga wasiiro iyo xubno kale oo ka socda dawlad deegaanka somalida itoobiya kuwasi oo loosoo galbiyay dhinaca caasimada somaliand Waxaana soo dhawaynta waftigan iyo ujeedadooda ka hadlay badhasaabka gobolka gabiley iyo xubno kamid ah waftiga socda itoobiya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shacabka Magaalada Hargeisa oo Caasimada Ka Sameeyey Isku Soo baxyo balaadhan Halkaas oo Ay Khudbado... Diyaaraddii Ay Ku Dhinteen Ciyaartooyadu Oo La Ogaaday Inuu Shidaalku Ka Dhamaaday Dabkuna Ka Tagay. Dawladda Taiwan Oo Ka Jawaabtay War-bixin Warbaahinta Shiinuhu Ku Sheegtay In Taiwan Laaluush Siisay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|