Maamulka Dawlada Hoose Oo Wadooyin Casri Ah Ka Hirgaliyay Caasimada hargaysa Iyo Horumarka Ay ku Talaabsadeen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Dawlada Hoose Oo Wadooyin Casri Ah Ka Hirgaliyay Caasimada hargaysa Iyo Horumarka Ay ku Talaabsadeen
April 24, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka Dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa mudadii ay xilka hayeen Golaha deegaanka ee uu hogaamiyo Maayar Cabdikariim Axmed mooge waxay hirgaliyeen dhismayaasha wadooyinka casri ah kuwaasi oo laga hirgaliyay xaafadaha degmooyin caasimada iyo wadooyinka hawlbalaha ee caasimada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS