|
|||||
WAJAALE NEWS
Garyaqaan Axmed Kayse Oo Ka Hadlay Hanjabadii Taliye Dabagale Kula Kacay Xildhibaan Maxamed Abiib.
April 17, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Garyaqaan Axmed kayse oo kamid ah aqoonyahanka gobolka gabiley ayaa si kulul ucanbaareeyay hanjabadii uu taliyaha ciidanka booliska Somaliland kula kacay xildhibaan maxamed abiib oo katirsan baarlamaanka Somaliland isagoo madaxwaynaha jsl ugu baaqay in uu arintaasi talaabo ka qaado Sidoo kale garyaqaan axmed kayse ayaa xukuumadu ku dhaliilay xadhiga suxufiyiin tiro badan oo maalintii shanaad ku xidhan magaalada hargaysa Dhanka kale garyaqaan axmed kayse ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Waftigii Ka Socday Beesha Caalamka Iyo Arimaha A... Kormeerayaasha Caalamiga ah Ee Doorashooyinka Somaliland Dalka Uyimid Oo la Geeyay Goobaha Cod Bixin... DAAWO; Maxkamadda Degmada Hargeysa oo Xukunno ku Riday Magafeyaal Tahriibiya Dadka Iyo Magacyadooda COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|