Xildhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee alka Iyo Sida Gudida Abaaruhu ubaal martay Bulshada Koonfurta Iyo Bariga Hargaysa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee alka Iyo Sida Gudida Abaaruhu ubaal martay Bulshada Koonfurta Iyo Bariga Hargaysa!
March 1, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed nuur guruuje ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee dalka iyo sida cadaalad darada ee gudida gurmad abaaruhu ubaal mareen dad abaartu haleeshay ee deegaanada hargaysa ku hareeraysan

Sidoo kale xildhibaan guruuje ayaa sheegay in cadaalad darada Somaliland ka jirtaan ay horjeeday in umaa abaaro ku habsadaan iyo aqoonsi la,aan.

COMMENTS
LINKS