|
|||||
WAJAALE NEWS
Waftigii Madaxwaynaha Jsl Hogaaminayo Oo Caawa Ka Anbabaxay Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Itoobiya, Kuna Sii Jeeda Dalka Maraykanka
March 12, 2022 - Written by Editor:ADISABABA(W,N)-Madaxwaynaha jsl iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo galabta ka anbo baxay caasimada hargaysa ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada adis ababa oo ay kusii nasteen saacado. Sidoo kale waftiga madaxwaynaha jsl hogaaminayo oo ka kooban wasiiro qaarkamid ah ganacsatada Somaliland iyo xubno ka socday ururada bulshada ayaa caawa kasii anbo baxay garoonka diyaaradaha ee bole ee magaalada adis ababa. Madaxwayne biixi iyo waftiga uu hogaaminayo ayaa kusii jeeda caasimada dalka maraykanka ee Washington halkaasi oo ay soo dhawayntooda ugu sii diyaar garoobeen jaaliayada reer Somaliland ee kudhaqan dalka maraykanka, madax katirsan dawlada maraykanka.
Related posts:Alle Haw Naxariistee Ganacsade Ibraahin Cabdi Kaahin (Ibraahin Dheere) Oo Ahaa Aas Aasihii Dhismaha... Ciidamada Kala Duwan Ee Somaliland Oo Ku Jira Udiyaar Garowga Xuska 18May Iyo Dhoolatus Cajiib Oo Ay... 132 Maxbuus Oo Kamid Ah Maxaabiista Ku Xidhan Jeelka Hargaysa Oo Ka Qalinjabiyay Xirfado Kala Duwan, COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|