|
|||||
WAJAALE NEWS
Waftiga Madaxwaynaha Jsl Oo La Shaaciyay Cida Uu La Kulmayo Inta Uu Ku Sugan Yahay Dalka Maraykanka
March 13, 2022 - Written by Editor:WASHINGTON(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland iyo Wafti uu hogaaminayay oo shalay galinkii danbe ka Anbabaxay dalka kuna sii jeeda dalka maraykanka oo lafilayo in uu saacadaha soo socda gaadho kadib marti qaad uu ka helay dalka maraykanka ayaa la shaaciyay cida uu la kulmayo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxwaynaha jsl Mubaarik ismaaciil Cabdi Taani ayaa shaaciyay cida uu la kulmayo madaxwaynuhu inta uu ku sugan yahay dalka maraykanka isagoo qoraal uu kaga hadlayo ku baahiyay barta uu ku leeyahay twiterka Halkag ka eeg Qoraalkan oo Faah Faahsan; Related posts:Maxaad Ka Taqaana Guddoomiyaha Cusub Ee Loo Magacaabay Bangiga Dhexe Ee Somaliland Wuxuu Laba Sanno ... Daawo: Waalidka Sadexdii Caruur ahaa ee ay Liqday Shalay Bada Berbera Oo Ka Hadlay Dhacdadan Xanuunk... Weftigii Odayaasha-dhaqanka Soomaaliya Ee Hargeysa Ku Sugnaa Oo Maanta si Daah-furnaan Ah Uga Warr... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|