|
|||||
WAJAALE NEWS
“ Sharciga Hadii La diido , 13 November Wixii ka Danbeeya Xukuumad Sharci Ahi Ma Jirto”Gudoomiye Xirsi
March 10, 2022 - Written by Editor:“ Waxa dhib doonaya madaxwaynaha 5-ta sanno fadhiyey ee maanta oo ay ka dhamaanayso laga kari laayahay mawqifkaaga doorasho cadeeyoo kaalay nala-tartan , ee ku wareegaalaysanaya ururo aan wakhtigoodii la gaadhin , Waxa dhibaato doonaya madaxwaynaha kuwo shalay uu dhib u geystay maantana u dhaaranaya “.Gudoomiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi isagoo sheegay in uu baalmarayo sharciga dalka. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:“Raga Reer Somaliland Waxaan Leeyahay, Xaqa Walaashaa Leedahay Yaanay Cid Kale Kuu Sheegin”Sucaad Ca... Farshaxanka Canka ah Amiin Caamir oo Sawir Gacmed Ka sameeyay Madaxweyne Siilaanyo, Xirsi iyo Golaha... Komishanka Qaranka Somaliland Oo Saaka Amba Bixiyey Dhalinyaradii Ka Hawl Galayay Doorashada Madaxto... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|