|
|||||
WAJAALE NEWS
Musharaxa Cabdiraxmaan Cirro Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Madaxwayne, Sheegayna In Doorashada Madaxtooyadu Tahay Ta Ugu Horaysa.
March 8, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani cabdiraxmaan ciro oo maanta warbaainta la hadlay ayaa jawaab cad ka bixiyay hadalo maalintii shalay kazoo yeedhay maaxwayne biixi isagoo sheegay in doorashada madaxtooyadu tahay ta ugu soo horaysa ee lagala islamarkaana ay tahay doorashada kaliya ee xeerarkeeda iyo dhaqaalihii lagu galayay ay diyaarka tahay. Sidoo kale musharax ciro ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu maamulkii doorashada ku wareejiyay ciidamada taasi oo ka hor imanaysa xeerka dalka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Musharaxiinta u Ordaya Jagada M/wayne Ku Xigeen ee Xisbiga Wadani Oo Ooda Jabiyay Iyo Musharax... Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Somaliland Marxuum Xasan Gadhwayne O... “Somaliland Wa Dad Uqalma In la Siiyo Ictiraaf, Waayo Waxey Gaareen Biseyl Siyaasadeed”. Siyaasi Ca... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|