|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan, Maamulka Gobolka Ka Degmada Wajaale Oo Xadhiga Ka Jaray Wado Nooceegu Ku Cusub Yahay Dalka Oo Laga Hirgaliyay Gudaha Magaalada.
March 22, 2022 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo jidadka Somaliland oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley ka degmada wajaale ayaa xadhiga ka jaray wado maamulka dawlada hoose ee wajaale dhigeen dhagaxa qorka oo laga hirgaliyay gudaha magaalada wajaale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|