|
|||||
WAJAALE NEWS
Magacyada Dhalinyaro Reer Somaliland Muddo 5 Cisho Ah Lalaa Oo Geeridooday Doon Ku Gadoontay Bada Dalka Giriiga!
March 4, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Doon ay saaraayeen tariibayaal iskugu jira Somali iyo dad kale oo ku qaraqantay badwaynta dalka Giriiga ayaa waxaa kamid ah dadkii ku geeriyooday ilaa hada inta la xaqiijiyay dhalinyaro Somaliland kazoo jeeda Dhalinyaradan oo ka koobnaa 9 qof 5 ka mid ahna la hubo inay soomaali yihiin ayaa ku geeriyoodey dooni ku qaracantey badda Lesvos ee Giriig, dhalinyaradan ayaa ka baxay Magaalada Izmir ee Dalka Turkiga 28.03.2022. Inta badan dhalinyaradani waa reer Somaliland sida la sheegayo Maxamed mustafe xasan Abdalle mohamed warsame Ibrahin Axmed bile Asiya ciise adan Muna awcabdi ibrahin Related posts:Xeer Ilaalliyaha Guud ee Gobolka Hargeysa oo Sheegay in uu Joojiyey Baadhista Dacwad uu Guddoomiyaha... "Madaxweyne Cigaal AHU Waxaan la ilaawi karin Halka uu kala Mataanaha yahey Nelson Mandela Waa Siyaa... Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday In Dalka Ay Soo Gaadheen Past Port Cusub Ku ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|