Madaxwayne Biixi Iyo Musharax Cirro Oo Markale Kulan Yeeshay Iyo Xogaha Laga Helayo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Biixi Iyo Musharax Cirro Oo Markale Kulan Yeeshay Iyo Xogaha Laga Helayo!
March 1, 2022 - Written by Editor:

Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi & Murashax Xisbiga ugu weyn mucaaridka ee WADDANI Cabdiraxmaan Cirro, ayaa maanta markale ku kulmay Hargeysa. Labada Masuul ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka & hanaankii loo dardar gelin lahaa. Waxaa laysku afgartay in hore loo wado tallaabooyinka loogu dhowaanayo dimuqraadiyada iyo doorashooyinka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS