|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Gabiley Oo Soo Kormeeray Dhamaystirka Wadooyin Casri Ah Oo Dawlada Hoose Ka Hirgalisay Gudaha Magaalada.
March 3, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Duqa Degmada Gabiley Maxamed-Aamin Cumar Cabdi Iyo Xoghayaha fulinta Dowladda Hoose Gabiley ayaa maanta kormeer ku tagay afar wado oo ay dawlada hoose ka waday gudaha gabiley kaasi lasoo gabagabeeyay Afar wado oo Casriya oo dhismahoodu ka socday magaalada Gabiley mudooyinkii u danbeeyay.
Sidoo kale Gabagabada wadooyinkan casriga ah ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madax ka socotay Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL, Madax ka socotay JPLG ga, Iyo Maamulka shirkadda wadada dhisaysay Ee Warsame Saciid Construction.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Shaacisay Tirada Dhakhaatiir Ajaanib Ah Oo Ay Dalka Ka Saarayso Iyo Sob... Daawo: Tartanka Oohinta Carruurta Dalka Japan Ee Naki Zuma Kaas Oo Ilmaha Ugu Jaqaaq Laynta Dheeraad... Soomaaliya Oo Cadeysay Mowqifkeeda Ku Aadan Xiisada Udhaxaysa Itoobiya Iyo Masar Ee Wabiga Niil. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|