|
|||||
WAJAALE NEWS
Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Ujawaabay Xil, Barkhad Batuun,Sheegayna In Uu Ku Kacay Fal Uu Ku Waayi Karo Maamuuska Xildhibaannimo.
March 21, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maareeyaha wakaalada biyaha Hargaysa Maxamed cali Daarood ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal ka soo yeedhay xildhibaan Barkhad Batuun kaasi oo uu ku duray wakaalada biyaha. Sidoo kale maareeyaha wakaalada ayaa eedo culus ujeediyay xildhibaan barkhad oo uu sheegay in uu ku kacay falal ay suurto gal tahay in uu ku waayo maamuuska xildhibaanimo Iskana difaaci Karin, islamarkaana aanay wali xisbigii uu ka tirsanaa iyo golaha wakiiladuba wax mawqif ah ka qaadan. “Barkhad Batuun, Eedaha dul hoganaya Iskama leexin, xisbigiisuna iskama leexin, Golaha uu ka tirsanyahay mawqif-kamay qaadan. Eedahaasi haddii ay ka dhici lahaayeen mujtamac aan muslim ahayn dhexdiisa xilna uma hayeen, maamuusna uma hayeen, bulshadeenu waa bulsho muslim ah, Soomaalina ah.” HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ay Weheliyaan Shaqaale Waynaha Wasaaradu Oo Howlgal Lagu Darye... Guddoomiyaha XISBIGA KULMIYE Oo Hadhimo-sharafeed Ku Maamuusay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Md. ... DAAWO; Kooxdii labaaad Ee Dhalinyaro Reer Somaliland Laga Soo Celiyo Liibiya Oo lagu Soo dhaweeyay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|