Maamulka Gobolka Gabiley Iyo Haayada Action Aid Oo Raashin Gaadhsiiyay 200 Qoys Oo Kamid Ah Dadka Abaaruhu Keeneen Gobolka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley Iyo Haayada Action Aid Oo Raashin Gaadhsiiyay 200 Qoys Oo Kamid Ah Dadka Abaaruhu Keeneen Gobolka.
March 28, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley oo kaashanaya haayada action aid ayaa raashin uqaybisay 200qoys oo kamid ah dadka soo guurada ah ee abaaruhu keeneen gobolka gabiley.

Waxaana halkaasi ka hadlay badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley, masuul uhadlayay haayada action aid iyo qaarkamid ah dadwaynaha raashin loo qaybiyay raashinka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS