Kulan Deg Deg Ah Oo Iskugu Yimaadeen Gudida Nabadgalyada Degmada Ibraahim koodbuur ! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kulan Deg Deg Ah Oo Iskugu Yimaadeen Gudida Nabadgalyada Degmada Ibraahim koodbuur !
March 10, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudiyada nabadgalyada xaafadaha degmada Ibraahim koodbuur iyo maamulka degmada ayaa kulan deg deg ah ku yeeshay saldhiga degmada koodbuur kaasi oo lagaga arinsanayay sidii kor loogu qaadi lahaa wadashaqaynta gudiyada nabadgalyada iyo maamulka kaasi oo lagu dardar galinayo nabadgalyada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS