Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan La Qaatay Sedexda Xisbi Qaranka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan La Qaatay Sedexda Xisbi Qaranka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.
March 6, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashada Somaliland ayaa kulan la qaatay madaxda sedexda xisbi qaran ee Kulmiye,wadani iyo Ucid.

Kulankan ayaa ujeedadiisu ahayd dardargalinta hawlaha doorashdaiyadoo labada dhinac isla qaatay in wakhtiga la bilaabayo diwaan galinta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS