|
|||||
WAJAALE NEWS
Halgamaa Fanaanad Shamis Qarda Jeex Oo Ka Hadashay Safarka Madaxwaynaha Somaliland Ku Jooga Dalka Maraykanka Iyo Fariinta Ay Udirtay Maamulka Somaliya!
March 16, 2022 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Halgamaa fanaanad Shamis Cali Faarax “Shamis Qarda Jeex” oo kamid ah dadkii ka qayb qaaay xoriyad doonkii dalka jabuuti islamarkaana ka qayb gashay halgankii dib uxoraynta jamhuuriyada somaliland ayaa ka hadashay sida madaxwaynaha somaliland loogu soo dhaweeyay dalka maraykanka iyo khudbadii uu ka jeediyay xarunta heritage foundation ee magaalada washinton dc. Sidoo kale fanaanad shamis qarda jeex ayaa fariin iyo hanjbaad Dirtay maamulka somaliya oo iyagu marwalba ku hawlan ficilo kasoo horjeeda qadiyada madaxbaanida somaliland. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:“Ma Jirto Cid Guulaysatay, Hargaysa Stadiumna Noqon Maayo Tukaraq” Maamulka Xulka Gobolka Hawd. DAAWO ;Dawaynaha Reer Wajaale Oo ka Dayriyay Halis Caafimaad Oo ka Iman Karta Qashin Buux Dhaafay Iy... Madaxweynaha Somaliland Oo Magaalada Abu-dhabi Hadhimo Sharafeed Ugu Sameeyey Wefti Ka Socda Xukuuma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|