|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Arimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Oo Kormeer ku Tagay Gobolka Awdal, Kana Warbixiyay Caqabadaha Ku Gadaaman Haayadah Dawlada.
March 28, 2022 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Gudi hoosaadka arimah bulshada ee golaha wakiilada Somaliland oo kormeer u marayay gobolada dalka ayaa gaadhay magaalo madaxda gobolka awdal halkaasi oo kulamo kula qaateen laamaha dawlada iyo maamulka dawlada hoose. Gudoomiyaha gudida arimaha bulshada ee golaha wakiilada Xildhibaan Axmed khaliif Ayaa ka warbixiyay ujeedada kormeerkooda iyo waxyaabaha ay ku arkeen gobolada ay safarka shaqo ku marayeen, oo ay xuseen in ay arkeen iskuduwe dhan oo aan lahayn wax xafiis ah. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Maamulaha Shirkadda Dahabashiil Ee Koonfurta Somalia C/raxman Cali Xaji Xasan Oo Si Cad U Beeniyey W... DAAWO ;Dareenka Xildhibaano Golaha Wakiilada Oo ku kala Aragti Duwanaa Go,aanka Lagu Laalay Wareejin... DAAWO ” GUDOOMIYE CIRO OO MARKII U HORAYSAY SHEEGAY IN MUSHARAXNIMADA XISBIGA WADDANI LAGU TARTAMI D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|