|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Xaalada Abaareed Ee Deegaanada Degmada Farowayne Iyo Qaylo Dhaanta Bulshada.
March 4, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Warbixin laga soo diyaariyay xaalada deegaanada hoos yimaada degmada farowayne ee gobolka maroodi jeex. Maamulka degmada farowayne iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer indho indhay ah kusoo maray qaarkamid ah deegaanada hoosyimaada halkaasi oo ay kusoo arkeen xaalada abaareed ee deegaanka ,culuska ay dadka soo guurtada ah ee deegaanka degan iyo baad iyo biyo oo hada gabaabsi ah. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:“Waxaan Idiin Xaqiijinayaa In Kiiskaasi Aanu Gacanta Ku Hayno, Gurigiisa Uu Joogo Oo Uu Qol Ku Xidha... Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasiya, Sheegayna Inaan Shacabka Gobolka Awdal ... Badhasaabkii ugu Horeeyay Gabiley iyo Xubno ka mid ah Jaaliyadda Somaliland ee Sweden oo Tacsi Tiira... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|