|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warbixin Ka Hadlaysa Duruufaha Ku Nololeed Ee Gadaaman Daryarta Hargaysa Iyo Yooyootanka Madaxda Dalka!
March 9, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Warbixin laga diyaariyay danyarta ku nool xaafado kamid ah magaalada hargaysa oo ay ku gadaaman tahay xaalad nololeed oo adag.
Sidoo kale Warbixinta ayaa daboolka ka qaaday madaxda ugu saraysa dalka ee xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka oo iyagu ah kuwo ku mashquulsan yooyoonta siyaasadeed iyo muran doorasho xili shacabka ku nool caasimada hargaysa qaarkood ay la ildaran yihiin duruufo nololeed oo ay tahli kari waayeen in ay heleen wax ay cunaan, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;
Related posts:Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Iyo Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland oo ka hadlay shirkado ... DAAWO;Xuskii Maalinta SNM Ee Shalay Lagu Qabtey Magaalada Hargeysa Waxaanu U Aragnaa Mid Ku Digasho ... DAAWO; PROF Yusuf Budle Oo Tvga KALSAN TV La Yeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya kuna Saabsan A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|