|
|||||
WAJAALE NEWS
Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Iyo Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland oo ka hadlay shirkado Hargeysa u yimid biyo gelin.
February 26, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS)Mareeyaha Wakaalada Biyaha ee Hargaysa iyo Wasiirka Biyaha Somaliland , ayaa sheegay inay magaaladda Hargeysa yimaadeen afartan shirkadood oo ka kal ay yimid dalalka aduunka oo tartan u galaya biyo balaadhinta magaaladda Hargeysa. HARGEISA OFFICE EMAIL;wajalenews@gmail.com COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|