Xisbiga Wadani Oo Soo Bandhigay Musuq Maasuq Baahsan Oo Ka Jira Madbacada Qaranka Iyo Shaqaale Aan Mushahar Qaadanin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Soo Bandhigay Musuq Maasuq Baahsan Oo Ka Jira Madbacada Qaranka Iyo Shaqaale Aan Mushahar Qaadanin.
February 3, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha bulshada xisbiga wadani maxamed sidiiq dhame ayaa ka hadlay musuq baahsan oo ka jira madbacada qaranka Somaliland iyoshaqaale aan laba bilood mushahar qaadanini oo ka hawlgala.

COMMENTS
LINKS