|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Oo Haayada WFP Ku Eedeeyay In Ay Qayb Ka Tahay Caqabadaha Hortaagan Wax Soo Saarka Beeralayda Dalka.
February 7, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo kamid ah mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay dhibaatooyinka haysta wax soo saarta beeralayda Somaliland isagoo xusay in ay dhibaatada haysata beeralayda dalka kamid yihiin biyo yaraan tamar dhaqaale. Sidoo kale Xildhibaan Suldaan Ismaaciil ayaa haayada qaramada midoobay Ee WFP Ku eedeeyay in ay qayb ka tahay caqabadaha hortaagan wax soo saarta beeralayda Somaliland oo uu sheegay marka ay soo go,aan dalagu in ay dalka keento raashin mucaawimo ah kaasi oo suuq la,aan iyo niyad jab ku rida beeralayda iyadoo la dagalaamaysa wax soo saarka dalkana ay sanad walba kusoo beegto xiligaasi Dhanka kale Xildhibaan Suldaan Ismaaciil ayaa golaha guurtida ugu baaqay in ay darsaan xaalada wax soo saar iyo caqabadaha haysta beeralayda. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xildhibaan Axmed Khaliif Oo Madal Madaxwayne Kuxigeenku Ku Sugnaa Kaga Hadlay Arinta Askriga Maalmih... DAAWO:MAAMULKA TOG-WAJAALE OO MAANTA BILAABAY WADADII UGU BALAADHNAYD EE LAGA HIRGALIYO MAGAALADA TO... Dowlada Norway Oo Shaacisay In Ay Sharciga Dalkeeda Siinayso Ku Dhawaad 1600 Oo Qof Oo Samali Ah COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|