Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Su,aalo Muhiim Ah Waydiiyay Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Su,aalo Muhiim Ah Waydiiyay Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay!
February 22, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida dabagalka hantida qaranka oo maanta kulan la qaatay maareeyaha haamaha kaydka shidaalka ee berbera ayaa waydiiyay su,aalo badan oo la xidhiidha kor ukaca qiimaha shidaalka, shirkada trafigura ee loo xidhay keenista shidaalka iyo heshiishka lala galay iyo kuwo kale oo muhiim.

Xildhibaan maxamed abiib oo kamid ah gudidan ayaa maareeyaha haamaha kaydka shidaalka waydiiyay su,aalo xasaasi ah oo bulshada Somaliland tabaysay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS