Xildhibaan Gavin Williamson Oo Socod Lug ku Dhexmaray Suuqyada Magaalada Hargaysa Iyo Soo Dhawayntii Shacabku Ay Ku Qaabileen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Gavin Williamson Oo Socod Lug ku Dhexmaray Suuqyada Magaalada Hargaysa Iyo Soo Dhawayntii Shacabku Ay Ku Qaabileen.
February 19, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Gavin Williamson oo katirsan Baarlamaanka dalka ingiriiska ahaana xildhibaankii baarlamaanka hor geeyay dood ay ka yeesheen aqoonsiga Somaliland oo maalmihii udanbeeyay wafti uu hogaaminayaa ay safar ku joogeen Somaliland ayaa maanta galinkii danbe socdaal lug ah ku dhexmaray  suuqyada caasimada hargaysa.

Xildhibaan Gavin Williamson. Oo ay weheliyeen xubno katirsan xukuumada ayaa shacabka reer hargaysa soo dhawaynta ku qaabileen isagoo goobta uumara kala kulmayay soo dhawayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS