|
|||||
WAJAALE NEWS
Wefti Ka Socda Dawlada Emaraadka Carabta Oo Lafilayo In Ay Safar Ku Yimaadaan Somaliland!
February 18, 2022 - Written by Editor:Abu Dhabi-(W,N)- Wefti sare oo ka socda dawladda Emaaraadka Carabta, ayaa la filayaa inay maalmaha soo socda Safar Ku yimaaddaan Jamhuuriyadda Somaliland. Mas’uuliyiin ka socda dawladda Imaaraadka ( UAE ), ayaa Sheegay in safar ay ku tagayaan Somaliland, si ay uga Qaybgalaan dhagax-dhigga biriij cusub oo laga dhisayo jidka xidhiidhiya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera. Dawladda Imaaraadka Carabta, ayaa kor u qaaday xidhiidhka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Abu Dhabi iyo Hargeysa, kadib markii ay sheegtay toddobaadkan in baasaboorka Somaliland si sharci ah loogu soo geli karo waddankooda. Xigasho; Ahmed Adam Related posts:“Hargeysa Heeso Madax Looguma Noqon Karo, Ee Waxaa Madax Loogu Noqon karaa Karti, Hufnaan, Daacadnim... Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Wakaalada Biyaha Ee Magaalada Gabiley Iyo Waxyaabaha Uu Kus... “2021ka In Ay Doorasho Qabsoomi Karto Weli Su’Aal Baa Saaran, Waayo Mawqifka Madaxwaynaha Laftiisa A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|