|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Heshiish Ay Wada Gaadheen Shirkadaha Isgaadhsiinta Iyo Xukuumadu!
February 8, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay heshiish ay maanta wada gaadheen shirkadaha waawayn ee isgaadhsiinta iyo xukuumada oo dhinac ka ahayd. Kaasi oo ah xadhiga bada hoos mara ee fiber optic oo ay saamiyo kala yeelan doonan kii hore dalka ay ukeentay shirkada somcable. Wasiirka isgaadhsiinta ayaa faah faahin ka bixiyay nuxurka heshiishkan iyo waxyaabaha ay wadaagi doonaan shirkadaha isgaadhsiintu. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Dadweynaha Reer Somaliland oo Isweydiinaya Maalmahan Dambe Saleebaan Gaal Ma Gudoomiyaha Guurtidaa M... Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Safar Ku Jooga Jabuuti Iyo Ujeedada Booqasho Uu Ku Tagay Safaarada So... Madaxtooyada Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixisay Kulamadii Uu Waftiga Madaxwaynaha Jsl Layeeshay Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|