|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Ciyaaraha Jsl Oo Kulan La Qaatay Maayarka Magaalada Gabiley Iyo Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka.
February 12, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada ciyaaraha somaliland cabdirashiid ducaale qambi oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan wasaarada ciyaaraha ayaa gaadhay maagalada gabiley iysagoo kulan la yeeshay maayarka magaalada gabiley iyo xildhibaano golaha deegaanka gabiley katitsan. Sidoo kale wasiira ciyaaraha ayaa kormeer kusoo maray goob loo dhisay dhalinyarada oo laga hirgaliyay gabiley. Maayarka magaalada gabiley iyo wasiirka ciyaaraha ayaa faah faahin ka bixyay kulanka ay wada qaateen iyo arimaha ay ka wada hadleen, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Xildhibaano ka Tirsan Wakiilada Oo Tacsi U Diray ... Guddoomiye Cirro Oo Fadhigii Golaha Wakiilada Soo Xidhay, Cali iyo Baashe Oo Mudenayaal Dhaarsan Ku ... Taliyihii Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Oo Lagu Diley Qarax Miino Iyo Madaxda Somaliya Oo Ka Ha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|