|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Oo Dhagax Dhigay Fasalo Cusub Oo Lagu Kordhinayo Dugsiga Sare Ee Qalax.
February 13, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada jsl Cabdixakiim siciid bustaale iy xubno kamid ah wasaarada waxbarshada ayaa gaadhay magaalada gabiley. Wasiirkuxigeenka wasaarada waxbarashada, badhasaabka gobolka gabiley, maayarka magaalada gabiley iyo xildhibaano katirsan golaha deegaanka gabiley ayaa kormeer wada jir ah kusoo maray dugsiga farsamada gacanta ee magaalada gabiley.
Sidoo kale wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada iyo maamulka gobolka gabiley ayaa dhagax dhigay fasalo cusub oo lagu kordhinayo dugsiga sare ee qalax. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Raysal-wasaare Abiy Ahmed Oo Hogaamiye Cusub U Magacaabay Gobolka Tigrey, Soona Saaray Waaran lagu S... Madaxweynaha Jsl Oo Kaga Qayb-galay Xafladda Qalin-jebinta Dufcadii 17aad Ee Jaamacadda Camuud Ka B... Daawo:Askari Ka Tirsan Ciidanka Booliska Somaliland Oo Sheegay In Uu Si Toos ah Uga Bartay Tafsiirka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|