|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Isgaadhsiinta Oo Shaacisay Heshiish Laga Gaadhay In Laysku Furo Telefoonada Shirkadaha Telesom Iyo Somtel.
February 19, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qoraal kazoobaxy wasaarada isgaadhsiinta iyo technoolajiyada somalland ayaa lagu shaaciyay heshiish ay shirkadaha telesom iyo Somtel ka gaadheen in laysku furo telefoonada ismarkaana ay dadwaynuhu wada hadli karaan iyagoo kala sita simcardka telesom iyo somtel. Heshiishka laga gaadhay isku furnaanshaha shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland ayaa waxaa mudo ku hawlanayd wasaarada isgaadhsiinta jsl oo ku guulaysatay ugu danbayn. Related posts:DAAWO;Prof. Ahmed Ismail Samatar Oo Wax Laga Waydiiyay Hadalkii Prof. Bulxan Uu Dhowaan ku Weeraya... Wasiirka Dalka Ingiriiska U Qaabilsan Afrika Oo Ka Waramay Arrimo Somaliland Ku Saabsan Oo Uu Kala H... DAAWO; fanaaniinta Yurub Geenyo & Sir Maxamuud Cumar Oo si wada jira ah u soo Saaray Heesta Cusub Ee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|