|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl Oo Kulan Uqabatay Shirkadaha Ku Midoobay Xadhiga Internetka Ee Fiber Optic.
February 10, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka jamhuuriyada Somaliland cabdiraxmaan saylci ayaa ka qaybgalay munaasibad ay wasaarada isgaadhsiinta iy technolajiyada Somaliland uqabatay sedexda shirkadood eek u heshiiyay wada lahaanshaha xadhiga internetka ee bada hoos mara Fiber Opticga kaasi oo kala qaateen saami siman shirkadaha SOMCABLE, TELESOM IYO DAHABSHIIL.
Kulankan yaa waxa hadalo mahadnaq iyo bogaadin iskugu jira ka jeediyay madaxwayne kuxigeenka Somaliland wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo xubno kamid ah shirkadaha isgaadhsiinta ee munaasibada loo qabtay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Hadlay Cod Been Abuur Ah Oo Laga Sameeyay, Sheegayna In Ay Ka Danbeeyaan X... Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Salaadii Jimce Shacabka Caasimada Kula Tukaday Masaajidka... DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Xaalada Abaareed Ee Deegaanada Degmada Farowayne Iyo Qaylo Dhaanta ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|