|
|||||
WAJAALE NEWS
Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Dalka Tiawan..
February 8, 2022 - Written by Editor:TIAWAN(W,N)-Wafti Culus oo ka socday xukuumada Somaliland Ayaa gaadhay Dalka Tiawan casuumad ay ka helaan madaxwaynaha dalka tiawan Awgeed.
Waftigan oo uu hogaaminayay wasiira arimaha dibada Somaliland oo ay weheliyeen wasiirada maaliyada,qorshaynta qaranka, xanaanada xoolaha ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay caasimada dalka Tiawan oo ay kusoo dhaweeyeen wasiiro katirsan xukuumada dalka tiawan iyo xubno kale. HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA SOO DHAWAYNTA WAFTIGAN;
Related posts:DAAWO;-Wasaarada Caafimaadka Oo Shaacisay Kiisaskii Ugu Badnaa ee Laga Helay Covid19 Iyo Qof Kale Oo... Isku Shaandhayntii Wasiirka Warfaafintu Ku sameeyay Waaxaha Wasaarada Oo Khilaaf Iyo kala Qaybsanaan... Shirkada Telesom Oo Iska Fogaysay Eedo Uga Yimid Aas Aasaha World Remit Iyo Arimaha Ay Bulshada U If... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|