|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland Oo Shir Caalamiya Kaga Qaybgashay Dalka Nigeria Iyo Arimaha Lagaga Hadlay!
February 23, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Somaliland ayaa magaalada Lagos ee waddanka Nigeria kaga qayb galaysa shir caalami ah (SAIPEC- Sub Saharan Africa International Petroleum Exhibition Conferenc, 6th Edition 2022) oo dhinaca shidaalka ah kaas oo lagaga hadlayo sidii ay dalalka Afrika u dardar gelin lahaayeen ka faa’iidaysiga khayraadka saliidda/shidaalka. Shirkan oo ayay isugu yimaadeen inta badan ee dalalka Africa, shirkadaha waawayn ee shidaalka Africa ka shaqeeya iyo ka soo qayb-galayaan daafaha dunida ka kala yimid. WTM oo matalaysa qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa si rasmi ah shirka loogu casuumay isla markaana lagu maamuusay in ay warbixin (Presentation) dhammays tiran oo shidaalka ku saabsan ka hor jeediso shirka. Related posts:Golaha Wasiirada Somaliland Oo Dood Dheer iyo Falan Qayn Ka Yeeshay Miisaaniyad Sanadeedka 26Aad Ee ... DAAWO;-Xildhibaan Nac Nac Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Qoys Dayar ah Oo Qoyska Madaxwayne Biixi Dh... Xogo Kashifay Kulan Qarsoodi ah Oo Dhexmaray Muuse Biixi Cabdi Iyo Jamaal Cali Xuseen + Nuxurka Cods... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|