|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne-ku-xigeenka Jsl Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Kormeer UKuurgalida Xaalada Abaaraha ku Tegay Deegaano katirsan Gobolka Togdheer.
February 28, 2022 - Written by Editor:Burco-(W,N)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida heer qaran ee gurmadka abaaraha iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga gobolka Togdheer, ayaa maanta socdaal indho indhayn ah ku gaadhay deegaanno gobolka katirsan oo ay kamid yihiin Durruqsi, harada Gubataxil, Waraabeeye iyo deegaammo kale.
Madaxweyne-ku-xigeenka iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo, oo galabta gaadhay deegaannadan, ayaa u kuurgalay xaaladda abaareed ee deegaannadaas ka taagan, waxana ay shacabka halkaas ku dhaqan u sheegeen in xukuumaddu garab taagan tahay, islamarkaana ay qorshaha loogu gurmanayo dadka abaartu saamaysay meel sare kaga jiraa.
Related posts:Prof Axmed I. Samater Oo Soo Dhaweeyay Baaqii Ay Dhallinyarada Somaliland Qaar Kamid Ahi Soo Saareen Daawo War-Deg-Dega :Ku Xigeenka Garabka Dhalinyarada Iyo Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Wadani... XOGO CULUS; Ururo Ka Hawlgala Gudaha Caasimada Hargaysa Oo Mashaariico Ay Ku Soo Qaateen Magaca... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|