GABILEY(W,N)-Magaalada gabiley ayaa maanta lagu qabtaymunaasibad baaladhan oo lahu xusayay maalinta dhalinyarada Somaliland oo loo asteeyay 20bisha
Munaasibada ayaa waxaa kazoo qaybgalay badhasaabka gobola gabiley maamulka degmada waxgaradka deegaanka iyo dhalinyarada qaybaheeda kala duwan.