|
|||||
WAJAALE NEWS
“Dadka Koonfurta Somaliya Way Taageersan yihiin Qarinimada Somaliland,Laakiin Siyaasiyiinta Ayaa Diidan”Wasiirka A.Dibada
February 26, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha dibada somaliland oo ka hadlay madal ayaa sheegay indadka reer somaliya ay taageersan yihiin qarannimada somaliland balse siyaasiyiinta koonfurta ay kasoo horjeedaan iyagoo leh dano gaar ah. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|