|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Waddo 2.5km Oo Isku Xidhaysa Magaalada Iyo Xabaalaha Cusub.
February 2, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maayarka magaalada, xoghayaha dawlada hoose xildhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa dhagax dhigay wado 2.5km ah oo isku xidhi doonta magaalada gabiley iyo xabaalaha cusub ee magaalada taasi oo ay hirgalinayso dawlada hoose.
Waxaana munaasibada dhagax dhiga ka hadlay maayarka magaalada badhasaabka ,dadwaynaha xaafada laga hirgalinayo wadada iyo masuuliyiin kale. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Kaluumaysiga Oo Xildhibaan Cali Barre Ku Eedeeyay Inaanu Warba U Hayn Degaankii Laga Soo Do... Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Djabouti Oo Shahaado Sharaf Guddoonsiiyey Wasiirka Caafimaadka Somalil... Xildhibaan Ay Xukuumada Muuse Biixi Soo Adeegsatay oo U Jawaabay Guddoomiye Cirro, Gudida Doorashooy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|