DAAWO;-Gudoomiyaha Degmada Awbare Ee DDS Oo Ka Warbixiyay Laba Dhalinyaro Ah Oo Ciidanka Liyuu Boolisku Dileen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Degmada Awbare Ee DDS Oo Ka Warbixiyay Laba Dhalinyaro Ah Oo Ciidanka Liyuu Boolisku Dileen.
February 17, 2022 - Written by Editor:

AWBARE(W,N)-Gudoomiyaha Degmada Awbare Khadar Maxamed Aadan ee gobolka faafan ee ismaamulka somalida itoobiya ayaa markii uhoraysay laba dhalinyaro ah oo ciidanka liyuu boolis xili ay kusoo jeedaan magaalada awbare iyagoo ka yimid magaalada boorama ee somaliland falka ciidamadu ku dileen labada dhalinayara ah ayaa kacdoon ka abuuray magaalada awbare oo dad ka gadoodsani ay isku soo baxyo sameeyaan.

Sidoo kale gudoomiyaha degmada awbare ayaa tacsi udiray eheladii ay ka geeriyoodeen labada dhalinyarada ah.

Dhanka kale gudoomiyaha degmada awbare ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii ay ciidamadu udileen labada dhalinyarada iyo xog khaldan oo ciidanka lasoo siiyay intii aanu soo gaadhin goobta ay ku rasaaseeyeen.

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS