|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Cusub Ee Degmada Allaybaday Oo Xilkii Kala Wareegay Gudoomiyihii Hore.
February 2, 2022 - Written by Editor:ALLAYBADAY(W,N)-Badhasaab ku xigeenka gobolka gabiley cali case ayaa maanta xilkii ukala wareejiyay gudoomiyaha cusub ee Degmada Allaybaday Iyo Gudoomiyihii hore ee degmada. Munaasibada ay xilka kulak ala wareegayeen gudoomiyaha cusub ee degmada Allaybaday iyo gudoomiyihii hore ayaa waxaa kazoo qaybgalay badhasaabku xigeenka gobolka gabiley,maayarka kuxigeenka magaalada gabiley iskuduwaha wasaarada hawlaha guud iyo guryayta,waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee bulshada reer allaybaday.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Qaarka Mida Ah Warbaahinta Kenya Oo War Xasaasiya Kasoo Saaray Kiiska Badda Ee U Dhaxeeya Somaliya I... Daawo:“Reer Booramoow Anigu Jabhadbaan Kaligay Ku Jiray Oo aan Madaxwayne Ku Xigeen Ku Noqday Waliga... Shacabka Degmooyinka Magaalada Hargaysa Oo Siwayn Uga Qayb Qaatay Ololaha Nadiifinta Caasimada. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|