|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Jsl Oo Sheegtay In Heshiish Laga Gaadhay khilaafkii Udhexeeyay Ganacsatada Iyo Shirkadda DP World Ee Tacriifadaha Alaabta Dekeda Kasoo Degaya.
January 10, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin xukuumada katirsan, shirkada DP WORLD Ee gacanta ku haysa dekeda berbera iyo ganacsatada alaabaha kala soo dega ayaa sheegay in heshiish laga gaadhay khilaaf maalmihii udanbeeyay udhexeeyay ganacsatada iyo shirkada dp world oo sobobay in 10cisho waxba kazoo bixi dekeda kadib markii DP WORLD Laban laabtay tacriifada alaabaha kazoo dega dekeda iyo cashuur ay kusoo rogtay gadiidka galaya dekeda Mareeyaha dekedaha Somaliland wasiirka ganacsiga iyo xubno kamid ah ganacsatada oo shirk u yeeshay wasaarada ganacsiga ayaa shaaciyay in heshiish laga gaadhay arimahaasi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saaray Kulan Ay Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Kula Yeesheen Madaxwayne Bi... Garyaqaano Sharci Daro Ku Tilmaamay Dacwad Wasiirka Warfaafintu Ka Gudbiyay Telefiishanada Saab iyo ... DAAWO: Shirkada Daabacaada SAGAL-JET Oo 100 Buug Oo Ka Hadlaya Suugaanta Soomaalida Gudoonsiiyay Mad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|